qandhoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)ld qandho².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandhoo ↴
qandhasho [m.f.dh]
eeg qandho². ld qandhood.
qandho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-oday, -otay)
Cid jirro ku dhicid. ld qandhoo.
qandhood [m.l]
eeg qandhoo. ld qandhasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg