Site icon Qaamuus

ereyga

Qandhuufo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo¹.

Qandhuufo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

1. Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin. 2. Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qandhuufo

qandhuufasho | qanjaruufo | qanjaruufo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version