Site icon Qaamuus

ereyga

qanjaaful
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-lo, m.l/dh)

1. Ciddida inteeda dheer oo ka baxda qoobka labaraaflaha iyo gammaanka. 2. Alaabta lagu dhaqmo marka ay duug noqoto. ld qajaaful.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanjaaful

qajaaful [m.l]
ld qanjaaful.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version