Site icon Qaamuus

ereyga

Qansax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(qansax, m.dh) Geed quraca la bah ah oo leh qodxo yaryar, mayraxiyo xabag wanaagsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qansax

hobay | qaraabaqansax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version