Site icon Qaamuus

ereyga

Qaraab

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno. 2. Hunguri, lacag iwm aan la shaqeysan oo meelo laga soo shaxaado.

Qaraab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Soo q.: 1. Miro, xabag iwm duur ka doonid. 2. hunguri, lacag iwm la shaqaysan meelo ka shaxaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraab

caa'ilo | haawey | xabkayso | aanayso | arah | bahayso | casabo | cid | dabraac | dagaaltoleed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version