Site icon Qaamuus

ereyga

Qaraabakiil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Eexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qaraabakiilid.

Qaraabakiil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Cid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraabakiil

qaraabakiilid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version