Qaraaxadee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)Cod furan oo aan xabeeb lahayn ku hadlid ama ku heesid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraaxadee ↴
qaraaxadayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg