Site icon Qaamuus

ereyga

Qaraaxadi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cod qaraaxad u yeelid. 2. Si kaftan ah cid waxaan jirin uga fidin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraaxadi

qaraaxadin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version