Qarbidix
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Tolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.
Qarbidix
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Weel rigrig afka kaga tolid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarbidix ↴
qarbidxid | qarbidxo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg