Site icon Qaamuus

ereyga

Qaroofan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

Wax soo qalloocsan noqosho.

Qaroofan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

Wax la soo qalloocshey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaroofan

idaad | bilcil | cadaad | ciddigod | dibqallooc | gane | jeerin | maxmil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version