Site icon Qaamuus

ereyga

Qarqarrooti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo. 2. ld qarqarrootiyid.

Qarqarrooti

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Socod dheeldheelli ah socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarqarrooti

qarqarrootiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version