Site icon Qaamuus

ereyga

Qarqaryo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gariirid ay dhaxan ama jirro keento.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarqaryo

dhaxamaysii | qandho-tifow | qarqaryeysan | qarqaryoo | qarqaryood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version