Site icon Qaamuus

ereyga

Qarri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh.

Qarri

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhul buuraley ah. 2. Dhul jiq ah oo aan la mari karin. 3. Qalqalli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarri

jaawqarrir | hallee | qarrer | qarrer | qarrerid | qarrir | qarrir | qarriran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version