Site icon Qaamuus

ereyga

qarriran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Arrin iwm wax go'aan laga gaaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarriran

qarrirnaan [m.f.dh]
eeg qarriran. ld qarrirnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version