qarrog
(m.l) (-gyo, m.dh)Haruub weyn oo ka samaysan qabo ama argeeg oo caanaha lagu shubo; bantol. ld qarroog.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarrog ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarrog ↴