Site icon Qaamuus

ereyga

Qarsoodi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Q. ah: arrin, hadal iwm oo aan la oggoleyn inla maqlo ama la arko; sir. 2. Q. ah: hadal hoos la isugu sheego si dadka kale aysan u maqal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarsoodi

jaasuus | jaasuus | naasnuuji | xad | ajar | bareer | bareer | gogo | goldoox | haawo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version