Site icon Qaamuus

ereyga

Qarsoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Wax muuqaalkoodu libdhay noqosho.

Qarsoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax muuqaalkoodu libdhay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarsoon

caadyaal | naakuuso | af | afmaldah | ayaan | baar | baaritaan | baaro | barqorraxeed | burhaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version