qarxo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xaday, -xatay)Wax qarax sameyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarxo ↴
faxal [m.l] (-llo, m.dh)
(baay.) 1. Xubuub cufan oo ka kooban gaamaytyada lab ee iniinta geedka, kuwaas oo ka baxa iyaga oo farabadan kiishfaxalka. 2. Labada laab ee sare ee faxal-sidaha geedka kuwaas oo had iyo jeer midabkoodu yahay hurdi, laab waliba waxa uu ka koobanyahay laba kiishfaxal oo ay ku dhex jiraan boodh faxal badani, kuwaas oo soo baxa marka faxalku qarxo.
qarxasho [m.dh]
eeg qarxo. ld qarxad, qarxid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg