Site icon Qaamuus

ereyga

qaryo
(m.dh)

ld qaryad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaryo

qarqaryo [m.dh]
Gariirid ay dhaxan ama jirro keento.

qarqaryoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qarqaryo dareemid.

qarqaryood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg qarqaryoo.

qaryad [m.dh] (-do, m.l)
Magaalo yar; tuulo; buulo. ld qaryo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version