Site icon Qaamuus

ereyga

Qasaasil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Q. ah: badar, bariis iwm oo dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo looga saaray. 2. ld qasaasilid.

Qasaasil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Badar, bariis iwm dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo uga saarid. ld qasil².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasaasil

qasaasilid | qasil | qasil | qasilid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version