Site icon Qaamuus

ereyga

Qasac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasac

laambad | saardiin | daasad | kabbo | khashkhash | qafas | qasacad | qasacadayn | qasacadee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version