Site icon Qaamuus

ereyga

Qashir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qayb ka mid ah qaybaha xabbadda badanaa ka samaysan maar, leh qaabka dhululubada, oo ay ku dhex jirto baaruud, afka horena ku wadata sulub. 2. Gufarka caleenta shaaha ama bunka oo weelka salkiisa ku hara. ld gashir, qashar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qashir

diglow | fuuq | qashar | shaadali |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version