Site icon Qaamuus

ereyga

Qataaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)

Irrid wax xirantay noqosho.

Qataaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

1. Irrid iwm wax la qataaray ahaansho. 2. Qof la sixray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qataaran

qataarmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version