Site icon Qaamuus

ereyga

qatanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Cid wax ka qatan noqosho. ld qadsanow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qatanow

qadsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld qatanow.

qatanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg qatanow. ld qatanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version