Site icon Qaamuus

ereyga

Qatin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Muddada ay xooluhu biyaha ka qadaan. 2. Q.ah: xoolo aan kalkoodi gelin.

Qatin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

1. Xoolo muddo biyo ka qadid. 2. Ka q.: wax la qaybsanayo wax ka waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qatin

qatimid | qatindhaaf | qatindhaaf | qatindhaafid | qatinsan | qatinsanaan | qatinsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version