Qatindhaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.
Qatindhaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qatindhaaf ↴
qatindhaafid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg