Site icon Qaamuus

ereyga

Qaxan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid.

Qaxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xmay, -xantay; -xmi)

Dhuxul, wax shidmay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaxan

bilqaxan | dhamac | qaxaanqax | qaxaanqax | qaxaanqixid | qaxanqax | qaxanqax | qaxanqixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version