Site icon Qaamuus

ereyga

Qay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.

Qay

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-yay, -yday; -yi)

1. Weel, wax yar oo hoore ah daadin. 2. Uunsi shidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qay

aadaan | aakhir | baa | baab | ubax | ubbo-ubax | maab | waa | caabbiye | haad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version