Site icon Qaamuus

ereyga

Qayaayo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

1. Q. ah: wax qabyo ah oo waxa ka dhimani ay iin u yeeleyso. 2. Faro, ilko iwm oo is dulsaaran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayaayo

qayaayoobid | qayaayow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version