Qayb
Qaabnaxa: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb Isrogrogga:Q. u: kulli, dhammaan, giddi, idil.
Qayb
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)1. Wax dhowr meelood loo kala dhigay middood; in.; qaar. 2. Qaybinta tiro mid kale loo qaybiyey. 3. Maamulka laga xakumo dhowr gaar oo mileteri ah. 4. Maamul goboleed laga xakumo ciidan boolis ah.
Qayb
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(nax.) Qaybaha hadalka: magac waagii hore aad loogu adeegsan jiray xagga kooxaynta ereyada, kala soocnaantooduna waxay ku salaysanayd xagga qaab naxweedyada iyo xagga micnahaba.
Qayb
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax Alle mooyee cid kale ogaan karto aan jirin.
Qayb
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Wax kor ka barasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayb ↴
aakhir | baa | baab | ubax | ubbo-ubax | maab | waa | caabbiye | haad | baabbaca-caleen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg