Qayb-xareedayn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo ..., m.l)(kiim.) Hab xareedayn ah oo la sameeyo iyada oo la isticmaalayo dhuun fidsan oo ku qotonta dhalada xareedaynta. Habkani wuxu suurogelinayaa in hoorarka loo kala sooco qaybo heerka bididdoodu kala duwantahay laguna ururiyo herkullo kala geddisan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayb-xareedayn ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg