Qayladhaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhawaaq kaalmo dalab ah oo cid loo jeediyo ama loogu digo. ld cilladhaan, qayladhaamo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayladhaan ↴
cilladhaan | cilladhaansad | cilladhaansasho | cilladhaansi | cilladhaanso | habarwaco | lallabo | qayladhaami | qayladhaamo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg