Site icon Qaamuus

ereyga

Qayli

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cod dheer ku dhawaaqid. 2. Ku q.: cid canaan u jeedin. 3. U q.: cid taageerid. 4. U q.: cid u yeerid. 5. La q.: dhibaato darteed la dhawaaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayli

aadaan | haadey | waaqlee | balow | cod | galaayuus | gallayrree | jiribaa | kardho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version