Site icon Qaamuus

ereyga

Qeyrabbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dad dagaal in ay u baxaan diyaar u ah. 2. Shinnida marka ay guureyso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qeyrabbax


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version