Qeyro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Dad meel miyi ah wada deggen. 2. Beesha shinnida.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qeyro ↴
beel |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg