Site icon Qaamuus

ereyga

Qiblo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Jahada kabcada oo ay muslimiintu u jeestaan marka ay dukanayaan. 2. (-ooyin, m.l) Jaho. ld qiblad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiblo

jaho | qiblad | qibleyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version