Site icon Qaamuus

ereyga

Qiil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

Wax la cuskado oo shirci ah oo aan aad u weyneyn, laakiin caqli gal ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiil

baabso | qiilqiil | qilqiil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version