Qiimaha sugan ee tiro maangal ah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Tiro togan oo laxaadkeedu la mid yahay tiro la isa siiyey. Summadda qiimaha sugan ee tirada A waxaa loo qoraa A. Qiimaha sugan ee tirada 6 waa 6, qiimaha sugan ee - 6 waa 6.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiimaha sugan ee tiro maangal ah ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg