Qiimaha sugan ee tiro murakab ah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Xidid labajibbarka wadarta labajibbaarada ee qaybteeda maangalka iyo qaybteeda khayaaliga ah. Waxa kale oo la yiraahdaa laxaadka tiro murakab ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiimaha sugan ee tiro murakab ah ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg