Site icon Qaamuus

ereyga

Qiime tamar-gubasho

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Kulka ka soo baxa gubashada halkii halbeeg ee cufka walax. Qiimaha tamar gubashada waxaa loo isticmaalaa in lagu ogaado qiimaha tamarta shidaalka. Badanaa waxa lagu cabbiraa meega-juul halkii kiiloogaraam (mj/kq).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiime tamar-gubasho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version