Site icon Qaamuus

ereyga

Qisaas

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dilka sharci ahaan loo dilo qof qof kale dilay.

Qisaas

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Qof, qof kale dilay si sharci ah u dilid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qisaas

qisaasan | qisaasid | qisaasnaan | qisaasnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version