Qish
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Si tuugannimo ah oo imtixaan looga shaqeeyo. ld qishid.
Qish
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Imtixaan si tuugannimo ah uga shaqayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qish ↴
naaqish | naaqishid | qishid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg