Qiyaame
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Maalinta wixii dhintay oo dhan la soo nooleeyo oo wanaagga iyo xumaha qof walba sameeyey la xisaabo. 2. Dhib; shiddo; hoog.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiyaame ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg