Site icon Qaamuus

ereyga

Qiyaas-khariidadeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(juqr.) Saamiga fogaanshaha laba barood oo khariidadda dusheeda ah iyo fogaanshaha runta ah ee uu u taaganyahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiyaas-khariidadeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version