Qobtol
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.
Qobtol
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qobtol ↴
abjad | maxaad | qobtolan | qobtolid | qobtolnaan | qobtolnaansho | sootoli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg