Site icon Qaamuus

ereyga

Qodax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dxo, m.l)

Caaradda yar oo fiiqan, waxna mudda oo geedaha qaarkood bixiyaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qodax

ontorro | ood | wacaari | xabow | adaarbiciid | adar | argeeg | aruundi | bacle | baydaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version