Site icon Qaamuus

ereyga

Qodban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-na. -nayd)

1. Wax la qodbay ahaansho. 2. Gabar bikro ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qodban

kelbed | qodbanaan | qodbanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version