Qodobka rh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bo ..., m.dh)(baay) Lid jidh-dhakooliye oo joogistiisa ama maqnaanshihiisu unugyada cascas ee dhiigga guudkooda ay ku samayso salka habdhiska kooxaha dhiigga ee rh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qodobka rh ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg