Qolof
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-lfo, m.l)1. Dubka sare ee geedaha. 2. Jilif xalleef ahoo ay nabarradu yeeshaan siiba marka ay biskoonayaan. 3. Dubka sare ee xammaaratada iyo mallayga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qolof ↴
naab | laakoliit | maagma | oogo-dhul | kaambe | ugax | ukun | yicib | abuumaqas | barambaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg