Qommod
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Harag dab lagu dubay si loo cuno. ld qummud.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qommod ↴
qommodsad | qommodsasho | qommodsi | qommodso | qummud | qummudsad | qummudsasho | qummudsi | qummudso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg